Dib u dayactir Lagu sameeyay Ceel biyood ku yaala Deegaanka Indho-biraale

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad kooban oo lagu Xarig jaraayey Ceel Riigaan Oo laga hirgeliyey deegaanka Indho-biraale ee gobolka Sallel kaas oo ka shaqeysey Wasaradda hormarinta khayradka Soomaliland.

Goobta laga hirgeliyey, waxaa goob joog ka ahaa madax degmada , masuuliyiin, gudoomiyaha deegaanka Indho-biraale ee gobolka Sallel.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here