Garoonka diyaaradaha Magaalada Garbahaaray Oo dib u Balaarin lagu Bilaabay.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Garoonka Diyaaradaha Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo ayaa mudo sanad ah xirnaa sababa la xariira Burbur ka jiray dhabaha ay diyaaraduhu ku duulaan kaas oo Maamulka dadaal uga jirey sidii loo heli lahaa dhaqaalihii lagu dhisi lahaa si Garoonka shaqada Bulshada u hayo u sii wado.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here