Dugsi Waxbarasho Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Balli Muuse

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Daadmareer iyo kan Degmada Oodweyne ayaa maanta Xariga ka jarey Dhismaha dugsi Hoose ay ka hirgalisey deegaanka Bali muuse oo ka tirsan Gobolka Daadmareer kaasi oo ka mid ah Mashaariicda Dowlada Hoose ay ka hirgalineyso Gobolka daadmareer

Masuuliyiin ka socota Wasaarada Waxbarashada , Xildhibaano Maamulka Maamulka Gobolka Daadmareer iyo kan Degmada Oodweyne ayaa ka qeybgalay Xarig jarka

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here