Kulan Looga hadlaayey Doorka Dhalinyarada ka qeyb galka Siyaasada Oo Garoowe Lagu qabtey

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa looga hadlaayey Xoojinta Doorka Dhalinyarada ee ka qayb galka Siyaasada Puntland oo ay Soo qaban qaabisay Dalada Dhalinyarda Puntland ee Payaan,waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin Dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan Bulshada

Kulanka ayaa inta uu socdey aad loogu doodey sidii dhalinyarada Puntland qeyb weyn uga qaadan lahaayeen ka qeyb galka siyaasada iyo doorkooda Hogaamineed ee dhalinyarada leeyihiin

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here