Shir looga hadlayo Nidaamka dad dhigista Casriga Oo Muqdisho Ka Furmey

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta XFSXildhibaan Saadaad Caliyow Ibrow ayaa muqdisho ka furay shir looga hadlaayo nidaamka dad dhigista casriga Dalka

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin ka socotey Dowlada Federalka ha ee Soomaaliya iyo Kuwa Dowlad Goboleedyad Dalka iyo Maamulka Gobolka Bnaadir

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here