Haween Loo tababarey Sida Loo Kalluumeysto Oo Cadale ku soo Bandhigey wixii ay barteen

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaarada kallumeysiga iyo kheyraadka badda dowlada Hirshabelle ayaa waxay ka wadaa howlo dar dar leh oo kusaabsan arimaha kalleysiga Degmada Cadalle Ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxaa kulan u qabatay Qaar ka tirsan Haweenka ku nool Degmada Cadalle ee G.sh.dhexe oo horay loo baray sidii ay ugu faa,iideysan lahaayeen kalluumeysiga ayaa ka hadleeyn waxaayaabaha ay ka bartayn tababarka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here