Ganacsatada yaryar Magaalada Gaalkacyo Oo Loogu baaqey in ay wadooyinka baneeyaan

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa waxaa uu soo saaray amar ku aadan dadka ku ganacsada Agagaarada wadooyinka ku waasi oo lagu amaray in ay ganacsigooda ay u rartaan suuqyada loogu tala galay, waxaana loo qabtaya muddo sedax maalin ah.

Maamulka ayaa sheegay sababaha halkaasi ganacsatada loogu diiday in ay tahay wadooyinkii oo ay ganacsatada ku soo badteen iyo gaadiidkii oo dhibaato ku ah waristooda sidaasi darteedana looga baahan yahay in ay baneyaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here