Deegaanka Weeciye Oo Laga Hirgeliyey Xarunta Daaweynta Caafimaadka Xoolaha.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha xaruntan waxaa iska kaashaday Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo IGAD gaar ahaan xarunta waxaana maal geliyey Bankiga Horumarinta Africa Xarunta Daaweynta Xoolaha ee laga daahfuray Degmada Waaciye waxay dabooli doontaa baahiyaha caafimaadka xoolaha ee bulshada xoolo dhaqatada ah ee Degmada Waaciye iyo deegaanada u dhow.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here