Haween Laga soo kala xulay Gobalada Soomaaliland Oo Hargeysa Tababar uga socda

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kuliyadda tababarka macalimiinta maamulka Somaliland ayaa hadda waxaa waxbarasho ugu jiraa arday macalinimo loo tababaraayo kuwaasi oo garaya tiradooda boqol iyo labaatan arday kuwaasi oo dhamaantooda ah gabdho.

Ardadaan loo tababaraayo macalinimada ayaa waxay ka kala imadeen gobolada maamulka Somaliland, waxayna sideedan kamid ah ay hoy u tahay xaruntaani.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here