Maamulka Degmada Baraawe oo kulan ku saabsan Amniga La qaatay Horjoogiyaasha Kaamamka

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Gudoomiyaha degmada baraawe ee caasimada maamulka koonfur Galbeed soomaliya ayaa waxaa uu kulan la qaatey gudoomiya Waaxiyada Ee degmada, gudoomiyaasha kaamamka barakacayaasha ee Degmada Iyo Xildhibaanada golaha degaanka ee degmada ,waxaana uu Ujeedka Kulanka ahaa mid looga arinsanaayey sidii loo xoojin lahaa Aamaanka Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here