Kulan looga hadlayay sidii ay Dhalinyarada qeyb uga noqon lahaayeen Amniga oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlaayey Amniga Gobolka oo ka dhacay Xarunta Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan baydhabo

Kulanka oo intiisa badan su,aalo lagu weydiinaayey laamaha Amniga ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Bulshadii ka sooqeybgashey waxaana ay bogaadiyeen kulanka Amniga ee Xarunta Degmada Ka dhacay

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here