Cuno-yari soo food saartay qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Cuna yeri ayaa soo food saartey soomaalida ku dhaqan xeryaha Qaxootiga dhadhaab ee Dalka Kenya ka dib markii ay Hay,adda Cuntada Aduunka ee WFP ay sheegtey in la dhimey Raashiinkii ay qaadan jiraan Qaxootiga ku dhaqan dhadhaab

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here