Olole nadaafadeed oo laga sameeyay kaamka Wabi Shabelle ee Baladweyne.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Haweenkan oo ka mid ah barakacayaasha ku nool magaalada Baladweyne ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay kaamka wabi Shabelle oo ku yaalla xaafadda Kooshin .

Ololahan ay isku xilqameen haweenka ayaa waxaa ku dhaliyay in ay ka hor tagaan cudurada ka dhasho nadaafad darda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here