Cilmi baaris Ku Saabsan Saamaynta Isbedelka Cimilada Oo Lagu soo bandhigay Baydhabo.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaarada deegaanka iyo isbedelka cimilada Dowlada Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo Ku Qabatay shir lagu Soo bandhigayey laguna ansixinayey Warbixin laga diyaariyey heerka unuglaanshaha saamaynata isbedelka cimilada ee uu ku yeeshay qaar ka mid Wasaaradaha KGS kuwood Wax soosaarka , Adeega Bulshada iyo Kaabiyaasha Dhaqaalaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here