Degmada Moqokori Oo 50-Sano kadib la geeyay Manhajka Waxbarashada Dalka.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasarada waxbarshada dowlada fadaraalka soomaliya oo fulineysa barnaamijka bar ama baro ayaa waxey horey fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka hirgelisey degaano kala duwan oo ka tirsan gobolada dalka, waxaana wasaaradu ay sidoo kale 50sano kadib manhajka waxbarshada qaranka geysay degmada moqokori oo sanooyin fara badan uu ka maqanaa manhajka waxbarshada qaranka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here