Dhismaha Wado si isxilqaan ah ku dhisanayaan Shacabka Dhoobley Oo Meel gebageba ah mareysa.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa si habsami leh u socoda dhismaha laamiga ee laga hirgelinayo degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose oo si is xilqaan ah ku dhisanayaan Shacabka Dhoobley.

Waxaana Kormeer ku tagay dhismaha wadada Gudoomiyaha rugta ganacasiga ahna gudoomiyaha gudiga dhismaha wadada laamiga ah ee degmada dhoobley oo uu weheliya madaxa kanbaniga ee hirgelinta dhismaha wadada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here