Ardeyda Dugsiyada Sare Baydhabo Oo Loo Furay Tababar Aqoon Korarsi ah.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar xirfaddoodo kor loogu qadaayay ardada dhigata dugsiyada sare magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtaya Baydhabo madaama ay gali doonaan imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkaani.

tababarka ayaa iska kaashanaayo ururada kala ah soosweydo iyo midowga ardada koonfur galbeed soomaaliya oo gacan ka helayaan wasaaradda waxbarashada KGS.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here