Maamulka Degmada Marka Oo Ka Warbixiyay Baahiyaha Ka jira Cisbitaalka Guud.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha maamulka gobolka shabeelaha hoose iyo masuuliyiin kale ayaa safar shaqo ku gareen degmada Marko waxaana safarka ku wehelinaayey xubno ka socodey Hay’adda Gargaarka ee WFP, waxaana si weyn u soo dhoweeyey maamulka degmada Marko.

Soo dhaweyn ka dib waxaa masuuliyiinta indha indheyn ku tageen kaamamka ku yaala duleedka degmada Marko, isbitaalka guud ee gobolka shabeelaha hoose oo ay ka jiraan baahiyo kala duwan ee dhanka Caafimaadka ah.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here