Xuska sanad guuradii 54 Aas-aaska Ciidanka Asluubta Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 22-kii Febraayo sanadkii 1970-kii, maanta oo kale ayaa la aas aasay ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ah ciidan si gaar ah ugu xil saaran ilaalinta xabsiyada dalka iyo maxaabiista ku jirtaba.

Munaasabad kooban oo ka dhacdey Xarunta Ciidanka Asluubta ee Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kala Duwan ee Dalka waxaana hadal kooban ka jeediyey Taliyaha Ciidanka Asluubta KGs Mudane Aadan Cali Ahmed wuxuuna Hambalyo u direy Dhamaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa KGS

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here