Kulan lagu Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada.

Kulanka Waxaa ka soo Qeyb galey Xubno ka tirsan Maamulka Degmada Diinsoor, Saraakiisha Ciidanka Booliska, Culimada deegaanka, iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Degmada Diinsoor.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here