Taliska Ciidanka Degmada Xarardheere Oo Soo Saaray Awaamiir Ku Saabsan Amniga

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidamada Gorgor ee ku sugan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa degmadaasi ka mamnuucay in aroosyada hal baabuur ka badan lagu galbiyo iyo in rasaasta kor loo rido Xiliga la galbinaayo lamaanaha.

Saraakiisha ciidamada ayaa sidoo kale amray in ciyaaradaha hidaha iyo dhaqanka aysan hal goob kuwada ciyaari karin ragga iyo dumarka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here