Tababar ku saabsan Habka Anshaxa Shaqada Oo Loo soo gabagabeeyay Garsooriyaasha KG.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maxkamadda sare maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo waxay ku soo xirtay tababar ku saabsanaa habka anshaxa shaqada kaasi oo loo qabtey xeer ilaalayaal iyo garsoorayaal laga kala keeney degmooyimka KGS.

Tababarkaan ayaa waxaa uu socday muddo hal isbuuc ah kaasi oo loogu dan lahaa sidii aqoon korarsi fiican ay u heli lahayeen Xeer ilaalayaal iyo garsoorayaal.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here