Imtixaanka Qaadashada macalimiin Cusub Oo looga fariistay gobolka Maroodi-jeex.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta imtixaan daahfuran ka qaaday 1,226 Macalin oo si ku meelgaadh ah uga hawl gelayay dugsiyada dawliga ah ee gobolka Maroodijeex

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dr, Axmed buuxane iyo Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Khalid Jaamac Qodax iyo ku/xig Gudoomiyaha Abdilahi Faarax oo ay Weheliyaan Agaasimeyaasha guud ee waxbarashada Dr Abdirasaak Naakhuudhe iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Khalid Mire Ayaa si wada jir ah uga daahfuray imtixaankani xarunta Hay’adda Shaqaalaha.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here