Garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur Oo dib u dayactir Lagu Bilaabay.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Garoonka Diyaaradah Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakiool Waxaa ka socdo dib u dayactir lagu sameynaayo Dhabada diyaaradaha Ay ka duulaan taasi oo ay wadaan Maamulka iyo Bulshada Degmadaasi .

Maamulka Ayaa sheegey in markii hore diyaaradaha ay dhib ku qabeen ka soo degitaanka garoonka oo Cabirkiisa uu aad u yaraa laakiin hada cabir ahaan ay waafajiyeen Cabirka garoomada Caalamiga ah.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here