Tababar ku saabsan Tabinta Arrimaha Gargaarka Oo Loo Qabtay Wariyaasha Baydhabo

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa waxaa uu socon doonaa mudo sedax maalin ah kaasi oo lagu baran doono tabinya arimaha gar gaarka, kaasi oo qabashadiisa qeyb ay ka yihiin Wasaaradaha Warfaafinta, Gar gaarka KG, BBC Media Action hay’adda USIAD.

tababarka ayaa waxaa laga qeyb galiyay qaar kamid ah wariyaasha magaalada Baydhabo, hay’adaha arimaha gar gaarka ka shaqeya iyo qaar kamid ah bulshada ra’idka magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here