Kulan Looga Hadlaayay Xaalada guud Deegaanka Lafoole Oo Lagu qabtay Ceelasha biyaha.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha KGS, guddoomiyaha gobolka Sh\hoose, guddoomiyaha degmada Afgooye iyo maamulka degaanka lafoole ayaa ceelasha Biyaha kulan kula qaatay Odiyaasha dhaqanka iyo ganacsatada degaanka, waxaana kulankaan intiisa badan odiyaasha degaanka looga dhageysanaayay xaalado ka jira degaanka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here