Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxa meel xiiso leh maraya tartanka gool dhalinta horyaalka premier League iyada oo ay xiddigo badan ku tartamayaan.

Tartanka Gool dhalinta ayay ku tartamayaan xiddigo badan kuwaas oo wacdaro ka dhigaya xilli ciyaareedka.

Xiddiga Man City ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka Premier League isaga oo leh 16 gool.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah oo leh 15 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Waxa ku xiga xiddiga Bournemouth ee Dominic Solanke kaas oo dhaliyay 14 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Haaland (Man City) 16 Gool

Mohamed Salah (Liverpool) 15

Dominic Solanke (Bournemouth) 14

Ollie Watkins (Aston Villa) 13

Bukayo Saka (Arsenal) 12

Son Heung-Min (Tottenham) 12

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here