Ardeyda Iskuulka Salaaxudiin Baydhabo oo diyaar garow ugu jira Imtixaanka shahaadiga.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulka hoose dhaaxe iyo sare Salaaxudiin ee magaalada Baydhabo waxaa uu kamid yahay kuwa ugu fac weyn ee magaalada Baydhabo, waxaana dhigtaa arday tira badan kuwaasi oo sanadkaan bartamihiisa gali doonaan imtixaanka dugsiga sare oo qaadi doonto wasaaradda waxbarashada maamulka koonfur galbeed soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here