Shir Looga hadlaayay Horumarinta Adeegyada Bulshada Oo Lagu qabtay Degmada Afgooye.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo dib-u-hashiisiinta Dowlada KGS, Mudane Cabdulaahi Xaaji Xasan ayaa kormeeray xaruunta degmada Afgooye oo kulamo kula qaatey maamulka iyo bulshada kala duwan ee degmada Afgooye.

Wasiir Cabdulaahi Xaaji ayaa maamulka degmada Afgooye kala hadley hormarinta adeegyda bulshada sidii loo xoojin laha waxna looga qaban lahaa baahiyaha ay qabaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here