Agab kalluumeysi Oo Lagu Wareejiyay qaar ka mid ah Kalluumeysatada Gobolka Banaadir.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu wareejinaayey Qalabka Kaluunka lagu dabto iyo midka lagu xanaaneeyo ayaa waxaa ka qeybqagaley Gudoomiya Degmada Cabdiasiis ee Gobolka Banaadir , madax ka socotey Cutubka Taakulada Talyaaniga iyo Urarada Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir

Masuuliyiinta ka kala socotey Xubnaha Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir ayaa ugu mahadceliyey Cutubka Taakulada Talyaaniga qalabka ay maanta ku wareejiyeen.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here