Dadka Deegaanka Haween Oo Dalbaday Hirgalinta Adeegyada Bulshada.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saraakiil Caafimaad oo ka tirsan wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada KGS, iyo qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ayaa waxa ay gaareen deegaanka Haween ee Gobolka Bay, waxaana wafdiga Deegaanka ku soo dhaweeyay bulshada Qeybaheeda kala duwan iyo maamulka Deegaanka oo ugu horeeyo gudoomiyaha deegaanka.

Masuuliyiinta Wafdiga ayaa waxay u kuuragaleen Baahiyaha ay qabaan dadka ku nool deegaanka, waxayna bulshada deegaankaga kaga wareysteen xaalada deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here