Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jiro Gabdho badan oo ku jira warbaahinta oo sida Caadiga ah Shaqadooda maalin laha ah guta iyagoona dhanka kale wada Waxbarashada Heerarkeeda kala duwan dhankalena waxaa u sii dheer howsha guriga
ka shqeynta warbaahinta oo ah howl aan dhib yareyn ayaa hadana Gabdhaha qaar waxaa ay ku sii darsadeen waxbarshado.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani