Olole Daweyn iyo baaritaan caafimaad oo ka bilowday Magaalada Garissa

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool magaalada gaarisa iyo deegaanada hoosyimaada ayaa baaritaano iyo daawo Caafimaad bilaash ah loo saameeyey ,olole Caafimaad oo ahaa mid wacyigelintiisa socotey mudo maalimo ah si ay bulshada u yimaadan ugana faa’ideystaan.

Baaritaanada loo qabtey bulshada ayaa ah kuwa isuga jira indhaha,Cudurada sokorta dhiigkarka, cudurada haweenka ,baritaanada carurta iyo kuwa kelo oo fara badan waxaa dadka ka faa’ideystey badankoodi ay ahayeen kuwa baahi kala duwan u qabey kaasi oo fuliyey isbitaalka weyn ee gaarisa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here