Munaasabad lagu Dah-furayey Muraajacada Ardayda Fasalka 12-aad Oo Kismaayo lagu qabtey

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan Lagu dahfuraayey Muraajacada Casharada Ardeyda Fasalka 12aad ee Dugsiyada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Jaamacada Daha, Waxaana ka soo qeyb galay Ardey Waalidiin ,Macalimiin iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan

Muraajacada ayaa waxa Ardeyda ku heli doonaan Si Lacag la,aan ah si ay kor u qaadaan Tayada Waxbarashadooda islamarkaana dib loogu xusuusiyo Casharadii ay horey u soo qaateen balse qaar kood aysan Ardeyda ka faa’ideysan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here