Sidee loogu hortagi karaa wax yaabaha keena Burburka Qoyska.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Istix galinta iyo kalsoonida labada qof ee qoyska isla wadaaga waxay xoojinayaan kala tagga iyo in ay ku guleystaan dhisitaanka nolashooda iyo mustaqbalka carruurtooda taasi oo weli wax ka baran karaan wanaagga qoyska.

Burburka ama fashilka ku yimaada kala tagga labada qof ayaa waxaa loo sababeyaa kalsooni yarida iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeynin labada qof ee nolosha isla wadaagta sida ay sheegayaan Ururada ka shaqeeya arimaha qoyska.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here