Olole Nadaafadeed Oo laga Fuliyay Xaafada Barwaaqo Magaalada Gaalkacyo.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Gaalkacyo iyo qaar kamid ah xildhibaanada golaha degaanka ayaa kormeer ka sameeyay Xaafadda Barwaaqo oo ka tirsan degmadaasi iyadoona Xaafadda ay ka socotay olole nadafadeed.

Ololahaan nadafadeed ayaa ka yimid is kaashiga bulshada iyo guddiga nadaafadda Xaafadda, maamulka degmada iyo maamulka dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here