Haweenka Baydhabo ku Ciyaara Kubadda Koleyga Oo dalbadey Taageero.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Burburkii Dowladii Dhexe ka dib waxaa inta badan dib u soo laabanaya goobohii madadaalada iyo Meelihii lag Ciyaari jirey Ciyaaraha kala Duwan ee ay dheelaan raga iyo Dumar sida Kubada gacanta (Passkidpall)

Haweenka ayaa inta badan ka soo muuqan Ciyaarida Kubada waxaana maalmihii u danbeeyey baydhabo ku soo badanaayey Gabdho daneynaya in ay Ciyaaraan Kubada cagan kuwaasi oo lagu arkayey garoomada kala duwan ee lagu dhelo kubadaasi

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here