Laab Cusub Lagu soo Kordhiyay Machadka Future Baydhabo Oo Xariga Laga Jaray.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sanadahaan degaanada koonfur galbeed gaar ahaan magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanayaa xaruumaha waxbarashada ku cusub magaalada si gaar ah macadyada lagu barto waxbarashada kala duwan si ardada magaalada Baydhabo dhan weliba looga dhiso waxbarashada ama madooyinka kala duwan.

Future Professional College oo horey u bixin jiray Luuqadaha iyo caafimaadka ayaa waxaa lagu soo kordhiyay qeyb kale noo cusub oo lagu baran doono Computer taasi oo loo arkay in ay tahay mid u baahan ardad dhigata Macadka Future Professional College.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here