Kulan Loogu hadlaayay Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Gargaarka Bani’adannimada Oo Ka dhacay Waajid.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Gargaarka Dowlada KGS ayaa Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ka Dahfurtey Wacyigalin ku saabsan ka hortaga ka ganacsiga gargaarka loogu talagay dadka danta yer eek u dhaqan Waajid

Kulanka wacyigalinta waxaa shir gudoominaayey Gudoomiyaha Degmada Waajid waxaana goob jog ka ahaa maamulka Degmada , saraakiisha Ciidanka , Culimo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Waajid.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here