Munaasabad lagu abaalmarinayay 65 Arday oo dhamaysey Qur’aanka Kariimka Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka 65 Ardey oo dhameysatey Barashada Qu,aanka Kariimka ee Qowlka Eebe ayaa shahaadooyin iyo Abaalmarino kale lagu gudoonsiiyey Xaflad ka dhacdey Jaamacada Imaamu Shaafici ee Magaalada Muqdisho

114 Ardey oo ka ay ka midka ahaayeen 65 Ardey ee manta la abaalmarinaayo ayaa Tartanka Qu,aan Akhriska ka qeybqaatey waxaana ku guuleystey 65 Ardey oo manta la Abaalmarinaayo qaar ka mid ah Ardeydaan ayaa Maamulkooda sheegey in loo wadi doono sanadkaan Cumrada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here