Shaqo yari soo wajahday Fuundiyaasha Baydhabo.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shaqo yaridda ka jirta gobolada koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo ayaa ah mid qof weliba si gooni ah u taabatay taasi oo keentay in dhalinyarada muruq maalatada ah gaar ahaan kuwa ka shaqeysta xirfadaha gacamaha in ay ku adkaato marenta noloshooda.

Dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha guriyaasha ee loo yaqaano fuundiga oo lahadlay Arlaadi Radio ayaa sheegay in todobaadkii laga yaabo in ay ka shaqeyaan nhaddii lahelo maalin ama labo taasi oo aan ku filneen biilka guriga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here