Bahda Waxbarshada Muqdisho Oo ku dhawaaqey Shaqa Joojin Sedex Maalin ah.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan Jaraa’id ee lagu qabtay iskuulka Maxamed Xirsi Nuur Siidii magaalada Muqdisho gobolka Banaadir ayaa waxaa looga hadlay shilkii dilaka ahaa ee maalmo ka hor magaalada Muqdisho loogu geystay macalin ka tirsanaa iskuulkaasi.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa dhamaan mahda waxbarashada gobolka Banaadir iyo si guud ahaan daladaha dalka soomaaliya dhinaca waxbarashada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here