Dab geystey Khasaara kala duwan Oo ka kacay Magaalada Muqdisho

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dab geystay qasaaro xooggan ayaa waxaa uu ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalay isgoyska Saybiyaano ee magaalada Muqdisho, waxaana dabkaani goobaha uu gaaray kamid ah goobo is kugu jira farmashiyooyin, carwooyin iyo tukaano kale eek u yaalay isgoyska.

Xiliga dabka ka caayay ayaa waxaa la sheegay in ay aheyd xili habeen ah oo goobahaasi ay is kaga tageen dadkii iska lahaa.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here