Dugsiga Nawaawi Magaalada Boosaaso Oo Laab Cusub Lagu kordhiyey

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Nawaawi ee magalada boosaaso ayaa lagu qabtey xaflad laga daah-furey laab Computer Saynis oo casri ah oo yeelan doona iskuulkaasi waxaana mashrucaan hirgelisey hay”adda Tadaamun oo ku dhowaad 30 Sano ka shaqaneysey hormarinta waxbarshada

Munaasbada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Aqoonyahayno macalamiin Maamulka Iskuulka Masuliyinta Hay”adda Walaadin Ardeyda iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here