Tartan Loogu Magac darey Horumarinta Ciyaartoyda KG Oo Ka Furmaya Degmada Xudur

0
93

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur Waxay ka mid tahay Degmooyinka Sida aadka ah loogu xiiseeyo Ciyaaraha oo ka qeyb qaadata is dhaxgalka Bulshada iyo Horumarinta Nabada Deegaanka.

Dhawaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka Furmo Degmada Xudur Tartan loogu Magac darey hormarinta Ciyaartoyda KG ,Iyadoona Lagu wargeliyey dhamaan Kooxaha heerka 1-aad in ay diaayr garoobaan laguna Ciyaari doono Dr waaberi stadium Ee Magaalada Xudur

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here