Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Fatahaadihii iyo daadadkii dhacay Sanadkii hore ayaa waxay ahaayeen kuwa Saameyn adag ku yeeshey Bulshada qeybaheeda kala duwan gaar ahaan kuwa Nugul Sida Barakacayaasha.
Magaalada Baydhabo markii ay Fatahaadu soo gaartey ayaa waxaa durba is Abaabuley Bulshada iyo Ururada qeybaheeda kala duwan kuwaas oo gurmad kala u sameeyey dadka ku jirey xaaladaas adag
Hadaba Maxay tahay Doorka ay ururada ku lahaayeen ugurmashadii dadkii dhibaatada ka soo gaartey Fatahaada Mahamed Abuukar Ali Gudoomiyaha Ururka Dedo ayaa sharaxaya doorkii ay ka qaateen sama timixintii dadkaas
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady