Dad weynaha ku nool Kaamamka Baydhabo Oo dalbanaya in iskuulo loo dhiso

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Aqoon la’aan waa iftiin la’aan, wax barashadu waxay u kala baxdaa maadi iyo diini taasi oo xoojinaysa aqoonta qofka uu lahanaayo, sida lawada ogyahana aqoontu waa furanaha nolosha iyadoona xiligaani bulshada ku buraarugtay waxbarashada heerarkeeda ka aduwan sida dugsiyada sare iyo heerarka kale ee Jaamacdda.

Qaar kamid ah bulshada soomaaliyeed fursado fiican uma aysan heli in ay adaan waxbarashada iyadoo loo sababaynaayo heerarka ay joogaan dhaqaalaha iyo sababo kale oo family ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here