Dhalinyarada Deegaanka Ceelbuh Oo si isxilqaan ah ku dhisey wado Muhiim ah.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururada ay ku mideysan yihiin dhalinyarada xaafaddah magalada Ceelbuha ee gobolka sanaaga ayaa Wada dedaal ku aadan sidii si is Xilqaama wado looga sameyn lahaa Xaafada magalada iyo goobaha Muhiimka u bulshada gaar ahaan Goobaha caafimaadka maadama Wadoyuinka gala magalada ay ahaayeen kuwa ka jira burbur aad u Badan ay dhibaato ku aheyda Marsita baabuurta wada bulshada gaar Ahaan dadka Xanuunsan ee loo wado goobaha Caafimaadka

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here