Jaamacadda Bariga Afrika oo Boosaaso ku daah furtay waxbarashada heerka 2aad Master-ka.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Bariga Afrika ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay kulan weyn ay ku dahfurtay waxbarashada heerka labaad (Master) iyo heerka sedaxaad ee (PHD) oo ay la socdaan dibloomooyin sare kuwaas oo lagu baran doono ku dhawaad toban taqsuus oo kala duwan.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, xildhibaano ka tirsan golaha degaanka, maamulka guud Jaamacadda, aasaasiyaasha iyo aqoonyahno.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here