Wasaarada Beeraha Soomaaliland Oo Mashaariic Lagu Horumarinayo Beeraha ka Fulisey Gobolka Saraar.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Beeralayda wax soo saarka gobolka Sarar ee maamulka soomaaliland ayaa ka faa’ideystay mashruucyada wasaaradda beeraha ay ka waddo gobolkaasi iyagoona sanadihii la soo dhaafay xoogga saaray sidii ay u soo saari lahayeen miraha iyo dalagyada kala duwan.

Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa beeraha gobolka Saraar waxay ka fulisay mashruucyo kala duwan oo lagu horumarinaayo beeraha si loogu faa’ideysto tacabka beerahaasi, waxaana laga gaaray horumaro fiican.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here